Uganda oo soo bandhigtay Gaari Dagaal oo ay sameesteen (Daawo Sawirada)

Dowlada Uganda ayaa shaacisay in ay ku guuleesatay sameesashada gaadiidka dagaalka nuuca gaashaamaan oo ay adeegsadaan ciidamada Milatariga, gawaaridan ayaana lagu farsameeyay gudaha Uganda. Taliyaha ciidanka Uganda, Gen Muhoozi Kainerugaba, ayaa barta uu ku leeyahay Twitter-ka soo galiyay sawirada gaadiidka gaashaamaan ee adeegsadaan ciidamada dhulka kuwaa uu sheegay in lagu farsameeyay gudaha Uganda . Waxa … Continue reading Uganda oo soo bandhigtay Gaari Dagaal oo ay sameesteen (Daawo Sawirada)